Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Isbaheysi ka dhan ah Madaxweyne Lafta-gareen oo looga dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Caasimadda Muqdisho Sabtidii maanta ah looga dhawaaqay Isbaheysi siyaasadeed oo loogu magac daray Golaha Samata-bixinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, kadib kulan...
Wax badan ka ogow kulamadii Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Aruusha
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka...
Dowladaha Ruushka iyo Ukraine oo gaaray heshiis aad loo soo dhaweeyay
Moskow (Halqaran.com) - Heshiis u dhexeeya dalalka Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow ayaa si weyn looga soo...
DF Soomaaliya oo shaacisay inay rajo ka qabto ku biirista Dallada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Aruusha ee dalka Tanzania, halkaas oo uu uga qayb galay shirka...
Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya lacago ugu deeqay
Muqdisho (Halqaran.com) - Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta...
Maxkamadda Galmudug oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Qabtay Howlgal La...
Cadaado (Halqaran.com) - Maxkamadda degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah ku ridday laba dhallinyaro ah, kadib markii laba cisho ka...







