Friday, June 5, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Jowhar

Jowhar (Halqaran.com) – Qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kaas oo si weyn looga maqlay inta badan...
Jama Sh. Yusuf

Waa halis haddii mar kale Itoobiya lagala tashado nabadeynta SOOMAALIYA!

Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan ‘‘Dowladdaan cusub waxaa u degsan labo siyaasadood oo ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kormeer shaqo ku tagay Taliska...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo si kulul u eedeeyay dowladda Shiinaha, kaddib markii…

Washington (Halqaran.com) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Shiinaha ku eedeeyay inuu ku kacay masuuliyad darro, ka dib markii uu Shiinuhu sheegay...
Ahmed Mohamed

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha CCWarsame oo maanta gaaray Cadaado...

Cadaado (Halqaran.com) - Ergeyga Gaarka ee Arrimaha Bani’aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Ergeyga ayaa Maamulka...
Duuliye

Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo shaaciyey Xilliga Golaha Wasiirada la Ansaxinayo

Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey xilliga codka kalsoonida loo qaadayo golaha wasiirada magacaaban ee uu dhowaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha. Guddoonka Golaha...