Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sacuudiga
Riyad (Halqaran.com) - Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliyo iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay ayaa lagu qabtay magaalada Riyaadh ee caasimadda...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo dhagax dhigay dhismaha Buundo muhiim ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtida maanta ah dhagax dhigay dib-udhiska Buundada...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
Hoyga Madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump oo laga helay dokumentiyo sir...
Washington (Halqaran.com) - Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa ka heshay guriga Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump dokumentiyo lagu calaamadiyay inay yihiin ‘sir qaran’ oo...
Soomaali lagu weeraray magaalada Toronto iyagoo Aasaya qof Soomaali ah
Toronto (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa ku geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawacmay, kadib markii rag hubaysan ay rasaas ku fureen qabuuraha Richmond...
Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii dhexmaray Soomaalida iyo Canfarta
Cundhufo (Halqaran.com) - Maleeshiyaad iyo Ciidamo ka tirsan Maamulka Canfarta ee dalka Iroobiya ayaa weerar ku qaaday dad Shacab Somaali ah oo degan Galbeedka...







