Muqdisho (Halqaran.com) –Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celiday dhalinyarro in muddo ah ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya, kuwaasi ku tagey qaab tahriib ah.
Dhalinyaradaan oo muddo badan magafe ugu xirnaa dalka Libya ayaa soo celintooda waxaa iska kaashaday xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda caruurta ee DS, wasaaradda arrimaha Dibedda iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya.
14 dhalinayaro Soomaaliyeed ah oo shalay safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibya soo ambabixisay ayaa saakay soo gaaray garoonka Aaden Cabdulle ee Muqdisho.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





