Friday, June 5, 2026
26.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada (Sawiro)

Muqdisho(Halqaran.com) –Kusimaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee...
Duuliye

Maxay Tahay QM Bayaan ay kasoo saartay Abaarta ka jirta Dalka”AKHRISO”

Muqdisho(Halqaran.com) –Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan  Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah...
Duuliye

Madaxweyne Saciid Deni Oo Maanta Kulamo La Yeeshay Saraakiisha Ciidamada ee...

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta, waxaana kulanka looga...
Duuliye

Xoolla dhaqato Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo ah .

Itoobiya(Halqaran.com) –Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada...
Duuliye

Wasiirka Waxabarshada XFS oo soo gaba-gabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Sanadkaan.

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu...
Ahmed Mohamed

Golaha Aqalka Sare oo meel-mariyay xubnaha ku metelaya Guddiga Dastuurka

Muqdisho (Halqaran.com) - Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ansixiyay Xubnaha Golaha Aqalka Sare ku metelaya Guddiga dib u eegista &...