Friday, June 5, 2026
26.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Mozambique, kaddib markii…

Mozambique (Halqaran.com) - Ciidamada Booliiska dalka Mozambique ayaa  xiray 5 qof oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin shabakad isku...
Ahmed Mohamed

30 Carruur oo Xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – illaa iyo 30 carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Isbitaalka...
Jama Sh. Yusuf

Caafimaadka: 3 fitamiin oo kaa caawinaya inaan lagaa dareemin da’da

Caafimaadka (Halqaran.com) - Fitamiinnada ayaa mararka qaar la iska indhatiraa, laakiin waxay kaalin ka qaataan la dagaallanka gabowga marka loo eego noocyada kala duwan...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Isu-taga imaaraadka...

Imaaraadka (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga...
Duuliye

Golaha Wasiirada Jubbaland Oo Maanta Meel Mariyay Dagmooyin Cusub (AKHRISO)

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta kulankooda todobaadlaha ah ee Golaha ku yeeshay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay...
Duuliye

Muwaadin Soomaaliyeed oo Dil loogu Geystay Dalka Koonfur Afrika.

Cape Town(Halqaran.com) – Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu...