Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Caruur Nafaqo daro ugu Geeriyootay Degma ka tirsan Gobolka Hiiraan “AKHRISO”
Maxaas(Halqaran.com) – Waxaa sii xoogeysanaya xaaladaha nafaqa darro iyo Abaarta kajirta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, taas oo saameysay dad iyo Duunyo, iyada oo...
Wafdi Ka Socda Dowladda Federaal ka Soomaaliya Oo Shir Uga Qayb-Galaya...
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.
Wasiirka...
Wafdi uu Hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan...
Doolow(Halqaran.com) –Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi uu hoggaaminyo ayaa gaaray degmada...
Wakiilka cusub ee UNICEF oo Warqadaha Aqoonsiga laga Gaddoomay.
Muqdisho(Halqaran.com) –Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan , ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay waraaqaha...
Maxaa ka jira Sheegashada Kenya in Qaadkii ay keeni jirtay Dalka...
Nairobi(Halqaran.com) –Dowladda Kenya ayaa shaacisay xog ku saabsan xilliga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay fasaxeyso qaadka kenya ay usoo dhoofsan jirtay dalka Soomaaliya,...
Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay hey’adda IOM.
Muqdisho (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda I.O.M ee...







