Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Galmudug oo war ka soo saartay dagaalkii Baxdo & Wararkii ugu...
Baxdo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...
UNHCR”Qaxootiga iyo Dadka Barakacayaasha Caalamka Waxay dhaafeen Qiyaastii Looga Talagalay”
GENEVA(Halqaran.com) – Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaxootiga dunida ee UNHCR ayaa lagu sheegay in tirada dadka guryahooda ka qaxaya inay sare u kacday...
Wax badan ka ogaaw Khasaaraha ka dhashay dagaal Xooggan oo...
Baxdo(Halqaran.com) –Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadaado ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay...
Ergeyga Gaarka Ah Ee Gurmadka Abaaraha oo Kulan la qaatay Mas’uuliyiin...
Muqdisho(Halqaran.com) –Dowladda Canada ayaa ballanqaaday in dhaqaalaha ay siiso Dowladda Federaalka ay u baddeleyso mid lagu caawinayo Dadka ay saameynta taban ku reebtay abaarta...
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo daahfurtay Barnaamijka Gurmadka Degdega abaaraha.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday xarumaha Ciidanka ee degaanka Bariirre.
Bariire(Halqaran.com) – Taliyaha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa gaaray deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo dhawaan ciidamada Gorgor...







