Friday, June 5, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Guddiga diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda dowladda& Wasiir Beyle oo Kullan ku yeeshay...

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda...
Duuliye

Deegaano hoos yimaada Gobolka Shabeeleda hoose oo loo Sameeyay Maamul Cusub.

Bariire (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle...
Duuliye

khasaare xooggan oo ka dhashay duqeymaha ee ay wadaan diyaardaha dalka...

Ceelcade(Halqaran.com) –Wararka ka imaanayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeymo ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolkaasi. Degaanada la...
Duuliye

Kenya oo Ka hadashay dhacdadii Shaley uu Shirka uga baxay Safiirka...

Nairobi(Halqaran.com) –Dowladda Kenya ayaa raalli-gelin rasmi ah ka bixisay shirkii uu shaley iskaga baxay safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi, kadib markii uu goobta ka...
Duuliye

Maxaa hakiyay Qorshihii dib u celinta Qaxootiga Britain ku suganaa?Ogaw Sababta.

Londan(Halqaran.com) –Duullimaadyo la damacsanaa in lagu daad gureeyo qaxooti Britain ku sugan ee horay loogu heshiiyay in la geeyo dalka Rwanda ayaa la baajiyay...
Duuliye

Wafdi uu horkacayo Ergayga MW Jamhuuriyadda u qaabilsan Arimaha Bani aadamnimada...

Buulo-burte (Halqaran.com) –Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa...