Saturday, June 6, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Nabaddoon Caan ah oo Maanta dil loogu geystay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Halqaran.com) –Kooxo hubeysan ayaa Maanta waxaa Xaafada Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin Oday Nabaddoon ahaa oo lagu Magacaabi jiray Nabaddoon...
Ahmed Mohamed

C/raxmaan C/shakuur oo dalab xasaasi ah u diray Xildhibaannada labada Aqal...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markale ka hadlay xaalada abaareed ee...
Ahmed Mohamed

Garoowe: Shir Amniga ku saabsan oo go’aamo adag laga soo saaray

Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare ee Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aamo adag ka soo saaray Amniga Caasimada Puntland...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga.

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay...
Duuliye

Maxay Kawada hadleyn Ergayga Abaaraha DFS &wasiirada gargaarka ee dowlad goboleedyada.

Muqdisho(Halqaran.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee...
Duuliye

Maxaa looga hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka furmay Magaalada...

Muqdisho(Halqaran.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka...