Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xubnaha Aqalka Sare oo Maanta doortay hab-dhowraha golaha iyo ku-xigeenkiisa.
Muqdisho(Halqaran.com)- Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad waxaa ay ku meel mariyeen hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare...
Somaliland” 40,000 oo arday oo Imtixaanka Shahaadiga ugu fadhiisatay Maanta”.
Hargeysa(Halqaran.com)-Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo dhexe ee Somaliland ayaa saaka si rasmi ah uga furmay guud ahaan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland, tirada...
Golaha Wadatashiga Qaran oo Shir ugu Furmay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho(Halqaran.com)-Waxaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dalka Soomaaliya ka furmayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ah markii ugu horreeysay oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan...
Israsaaseyn dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan DG Puntland(Maxay tahay Sababta?)
Boosaaso(Halqaran.com)- Waxaa Faah faahino dheeraad ah laga helayaa is rasaaseyn xooggan oo Galabta Xeebta Magaalada Boosaaso ee Gobolla Bari ku dhexmartay Ciidamada Booliska Puntland...
Kenya Oo Shaaca Ka qaaday Inay Dib U Bilaabeyso Qaadkii Ay...
Nairobi(Halqaran.com)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu dalkiisa saaray qaadkii ka imaan jiray...
Ajaanib Lagu Qabtay Dagaalka Ka Socda Dalka Ukraine oo Dil...
Donetsk (Halqaran.com)- Maxkamad ku taal bariga Ukraine oo ay maamusho Dowalada Ruushka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Marooko iyo...







