Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Masuuliyiin ka Qeyb galeysa Caleema Saarka Madaxwenaha JFS oo Soo gaaray...
Muqdisho(Halqaran.com)-Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan...
Madaxda Hay’adda QM u qaabilsan Soomaaliya oo Qeylo dhaan afka Furtay(Maxay...
Muqdisho(Halqaran.com)- Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP u qaabilsan Soomaaliya El-Khidir Daloum oo warbixin kasoo saaray heerka abaarta gaarsiisan tahay ayaa ku baaqay in gurmad degdeg...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga.
Muqdisho(Halqaran.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ujeedka uu halkaas u tagay Madaxweyne Xasan sheekh...
Soomaaligii Sadexaad oo 48 Saac gudahood lagu dilay Magaalada Cape Town...
Cape Town(Halqaran.com)-Magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika ayaa xalay lagu dilay Allaha u naxariistee Marxuum Cali Maxamed Xasan oo ku magac dheeraa (Balaakii),...
Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qayb galeysa Shirka ladagaalanka Musuqmaasuqa...
Jabuuti(Halqaran.com)- Waxaa si rasmi ah magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ugu furmay Shirweynaha 8-aad ee Caalamiga ah ee Madasha Afrika ee Ladagaalanka Musuqmaasuqa,...
Koonfur Galbeed oo Meel fagaara ah ku toogatay Nin Dilay Haweeney...
Baydhabo(Halqaran.com)- Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay kuwaramayaan, in goordhaweyd lagu toogtay Nin Todobaadkaan Magaaladaasi ku dilay Haweeney...







