Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin Dilay Haweeney ‘Deyn ku laheyd’ kadibna boosaneer ku riday Meydkeeda!
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya, in meydka haweeney laga soo saaray Suuliga Xaafad ku tirsan...
Turkiga oo Shuruud adag ku xirtay inay Sweden ku biirto NATO
Ankara (Halqaran.com) - Dawladda Turkiga ayaa ku celisay shuruudo adag oo ay ku xirtay inay oggolaato in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO.
Xukumadda Ankara...
Xiisadda u dhaxeysa Xukuumadda Somaliland iyo Mucaaradka oo sii xoogeystay
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya, in uu sii xoogeystay xiisadda u dhaxeeysa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada mucaaradka,...
Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO
Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...
Ahlu Sunna oo dooneysa in looga faa’ideeyo farriinta nabadaynta ee Madaxweyne...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ka filaya in uu dhexdhexaadiyo iyaga iyo Maamulka...
Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay Jadwalka imtixaanka fasalka 12-aad
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JF Soomaaliya, ayaa wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad...







