Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Uhuru Kenyatta: Waxaan ka hortagnay weerarradii badnaa ee Al-Shabaab
Nairobi (Halqaran.com) - Uhuru Kenyata, madaxweynaha dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo muddadii ay jirtay ay mudnaanta koowaad siiyay dhinaca sugida Amniga...
Dad isku qoys ah oo lagu dilay duleedka degmada Dhoobley
Dhoobley (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa waxa ay xalay laba qof oo Shacab ahaa ay ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose,...
Madaxweyne Xasan oo Shacabka Koonfur Galbeed u diray farriin ku aadan…
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa...
Somaliland oo shacabkeeda u diiday inay sanadkan tagaan Xajika +(SABAB!)
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa faray shacabka Somaliland in aanay sannadkan tagin Xajka oo ay niyeystaan.
Mr Saylici ayaa sheegay, haddii...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dalab U Diray Beesha Caalamka Iyo Shacabka...
Baydhabo(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku...
Maxay tahay Warsaxaafadeedka uu soo Saaray Xafiiska Hanti dhowrka Guud ee...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab...







