Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Biden iyo Qoyskiisa oo booqasho ku tagay goob uu...
Texas (Halqaran.com) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill booqday magaalada Uvalde ee gobolka Texas si ay beer nugeyl ugu muujiyaan xigtadii...
Guddiga FEIT oo ka hadlay kala diristii lagu Sameeyay. AKHRISO.
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT ayaa sheegay in xaalado adag iyo culeys badan uu la kulmay muddadii uu...
Ergeyga gaarka ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Safiirka Sacuudiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay...
50 qof oo cudurka shuban biyoodka iyo cuduro kale ugu geeriyooday...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xaalad bini’aadannimo aad u daran ay ka jirto tuulooyin hoostaga degmada...
Madaxweyne Xasan iyo RW Rooble oo ka qeybgalay Salaadda Janaasada Marxuum...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayeen RW & Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb...
Mid ka mid ah Ilaalada qaaska ah ee Duqa Muqdisho oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya mid kamid ah Ciidanka Ilaalada dharcadka ah ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...







