Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Wasiirka Maaliyadda Oo UK Kala Hadlay Taageerada Dib-U-Habeynta Hannaanka Dhaqaalaha Dalka.

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la kulmay Danjiraha UK ee arrimaha Soomaaliya & Ergayga Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha...
Duuliye

Mareykanka Oo ka Hadlay Qorshe Milateri Uu Wado Madaxweynaha Turkiga.

WASHINGTON (Halqaran.com) – Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub uga...
Duuliye

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ergayga gaarka ah...

Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga...
Ahmed Mohamed

Aabe Soomaaliyeed oo laba wiil uu dhalay ku dilay Gaalkacyo! +...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa xaqiijiyay in aabahan uu laba wiil uu dhalay ku dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,...
Duuliye

RW Rooble oo shaqada ka joojiyay Wasiirka arimha dibadda (Ogaw Sababta?)

Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah...
Duuliye

Maxay Tahay Xilka loo Magaacaabay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur…..AKHRISO.

Muqdisho(Halqaran.com) –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka...