Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
48 il-biriqsi kasta oo hal qof ugu dhiman kara macluul darteed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hal qof ayaa ugu dhiman kara macaluul 48 il-bidhiqsi oo kasta waddamada ay abaaruhu halakeeyeen ee Etoobiya, Kiiniya iyo Soomaaliya, sida...
Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
Madaxtooyada Soomaaliya oo Agaasime cusub loo magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.
Mudane Xasan Sheekh ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
Wasiir Beyle oo sheegay in kabka miisaaniyadda uu furmayo oo aaney...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo wareysi kooban siiyay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada...
Wasaaradda Waxbarashada ee JFS oo shaacisay xilliga la qabanayo Imtixaanka fasalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee JF Soomaaliya, ayaa ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaan bahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed la wadaagtay...







