Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maamulka G/Gedo oo ka hor yimid ‘hadalkii Jubbaland’ in ciidamada laga...
Gedo (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Gedo ayaa si adag uga horyimid in Ciidamada Dowladda laga saaro gobolkaasi, xilli Dowlad Goboleedka Jubbaland ay u ololeynayso,...
Laftagareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo.
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta ku-meel gaarka ee...
Ciidamada Gaar ka ah ee Gorgor oo la wareegay ...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska GorGor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Al-Shabaab ka go’doomin jireen Degmada Matabaan iyo...
Maxaa isku Soo beegay Safarka RW Rooble iyo Imaaraadka oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan muhiim ah la qaatay James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha la doortay ee JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee...
VIDEO: Shirkad la-talin caafimaad oo casri ah oo laga furay magaalada...
Istanbul (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga laga hirgeliyay xarun caafimaad casri ah oo lagu magacaabo Hud Consultancy, kaa oo qaban doona...







