Saturday, June 6, 2026
26.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

DHAGEYSO: Muuse Biixi oo u hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh, xusayna inay…

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Arbacadii maanta u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Muuse Biixi...
Editor

Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada...
Ahmed Mohamed

Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo la wareegay degmo ka tirsan...

Sool (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ayaa Arbacada Maanta ah qabsaday degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool oo ahayd degmada keliya...
Ahmed Mohamed

RW Rooble ”Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku leeyahay dalkaan ka ilaali...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweyne ee uu maalmo ka hor kusoo baxay...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya iyo kuwa ATMIS oo dib ula wareegay Deegaanka...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo DF Soomaaliya ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee...
Ahmed Mohamed

Ciidamo Mareykan ah oo ku soo waajahan Somaliya & Madaxweyne Xasan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa Mareykanka, Joe Biden uga mahadceliyay ciidamada uu amray in dib...