Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo ka hadashay geerida Madaxweynihii Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) – R/Wasaaraha XF Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii...
Madaxweynihii dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta oo geeriyooday
Abu Dhabi (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta Sheekh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa Jimcihii maanta geeriyooday, sida ay shaacisay wakaaladda wararka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii Dhuusamareeb & Khasaarihii ka dhashay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada kala duwan ee DF Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka Galmudug iyo xoogaga Ahlusunna Waljamaaca ayaa dagaal saacado badan qaatay...
Maxay Kawda hadleen Madaxweyne Ku-Xigeenada Galmudug Iyo Jubbaland oo Muqdisho ku...
Muqdisho Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta kulan Xasaasi ku yeeshay Magaalada...
Wariye Ka Tirsan Telefashinka Caalamiga ah ee Aljazeera Oo Maanta ...
Jenin Halqaran.com) – Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta...
Qarax Aad u xoogan Oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho Halqaran.com) – Faah faahin ayaa kasoo baxeysa qarax xoogan oo oo Ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeeysa Hotel Afrik iyo Bar...







