Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo codsi deg-deg ah u dirtay Ha’ayadda IMF

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa si rasmiya uga codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib u...
Duuliye

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kullan la yeeshay Bulshada Rayidka…

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo markale weerar Madaafiic ah ku qaaday Ceelbaraf

Ceelbaraf (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab inay tiro madaafiic ah ku garaaceen degaanka...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo war ka soo saaray Weerarkii Ceelbaraf

Ceelbaraf (Halqaran.com) - Maraykanka ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii 3-dii bishan May lagu qaaday xerada Ceel-baraf oo ay deganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan...
Editor

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la Shaaciyay +(Akhriso)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweynaha, kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada...
Editor

Shariif Sheekh Axmed oo la siiyay Shahaadada Xildhibaannimo

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Khamiista maanta ah shahaadada Xildhibaanimo Golaha Shacabka siiyay Sheekh Shariif Sh Axmed oo dhawaan ku guuleystay...