Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Jama Sh. Yusuf

Walaac soo waajahay Soomaalida London, kaddib markii uu batay weerarrada tooreyda

London (Halqaran.com) – Magaalada London waxa ay kamid tahay magaalooyinka dalka Britain ee weerarada midiyaha ah ay fara ba’an ku hayaan, waxaana todobaadkii tagay...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo diyaarado dagaal siinaya Ukraine

Washington (Halqaran.com) - Hay’ad u xilsaaran la socodka dhacdooyinka dalka Afghanistan ayaa sheegtay in dalka Maraykanku uu Ukraine siinayo illaa 16 diyaaradood oo ah...
Ahmed Mohamed

Askar dil iyo dhaawac isugu geystay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ay helayso HalQaran News ayaa sheegaya, in Afar Askari oo ehello dhowr ah ay labo ka mid ah isku dishay,...
Ahmed Mohamed

Wiil Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku dileen dalkaasi, iyagoona ugu tagay...
Jama Sh. Yusuf

Guddiga Doorahada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay +(Akhriso Magacyooda)

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacbaka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah oo ay Arbacada Maanta ah yeesheen,...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Arbacada maanta ah soo gaaray Magaalada...