Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliska Booliska K/Galbeed oo Amarro culus ka soo saaray Maalmaha Ciidul...
Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay Gaashaanle Sare Amiin Maxamed Cusmaan iyo Taliyaha Saldhiga Magaalada Baydhabo Muqtaar Ibraahim Gaduud ayaa soo saaray...
Farmaajo oo sheegay in Dowladdu ay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 360 maxaabiista ku xiran...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku...
Baaritaan lagu hayo khilaafka ka taagan Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga
Rome (Halqaran.com) - Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay...
Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Sooomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiye ku xigeenada Golaha Aqalka...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Sheekh Aadan Madoobe +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka...







