Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nidaamka Federaalka Soomaaliya waa in laga badbaadiyaa kalitalisnimo
Qormadan waxaa qoray: Mudane Xasan Sh. Maxamuud.
------------------
Intii Muddo ahba, waxaan cod dheer ku sheegaynay in Soomaaliya ay joogto isgoys oo ay mar walba rajadeenu...
Canada: Booliska oo qabtay ‘Nin Soomaali ah’ oo la baadi-goobayay
Toronto (Halqaran.com) - Nin asalkiisu Soomaali yahay oo kaalinta koobaad uga jira liiska dadka ay doonayaan laamaha ammaanka ee dalka Canada ayaa lagu qabtay...
Tirada dadka Tahriibayaasha ee ku dhintay badda ‘sanadkii hore’ oo korortay
Muqdisho (Halqaran.com) - In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii...
Sh. Aadan Madoobe oo si rasmi ah xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomihii hore ee Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha...
Update: Booliska Soomaaliya oo shaaciyay cidda dishay Atooraha badda
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay Cismaan Salaad Daahir oo ku magac dheer (Atooraha badda)...
Mareykanka: Waa in si deg-deg ah loo qabtaa Doorashada Madaxweynaha Somalia
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa bogaadisay doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo shalay lagu soo geba-gebeeyey magaalada Muqdisho, iyada...







