Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Soomaaliya oo dib uga furatay Safaaraddeeda waddanka Rwanda
Rwanda (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen...
R/Wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoomiye ku-xigeennada koowaad & Labaad ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo...
Xidhibaan Sacdiyo oo loo doortay guddoomyie ku-xigeenka koowaad ee BFS
Muqdisho (Halqaran.com) - Tartan adag oo wareegga 2aad ah ayaa waxa u dhexeeyay Xildhibaananda kala ah Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Xildhibaan Maxamed...
Laba Musharrax oo Isgu Soo Haray Wareega 3-aad Ee Doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wareega ugu dambeeya ee doorashada Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS ayaa waxaa ku baratamaya Musharaxiinta kala ah Xildhibaan...
Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Seddex Kursi oo ka mid...
Jowhar (Halqaran.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashada Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka 3 kursi oo ka mid ah kuraastii ku harsanayd ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Wareegii Koowaad ee Dooraashada guddoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka Soomaaliya….. ….AKHRISO.
Muqdisho (Halqaran.com) –Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ayaa hadda waxa ay Mareysaa Meel Xasaasi ah iyada oo wararaka ay...







