Thursday, April 23, 2026
28.3 C
Mogadishu

Wareegii Koowaad ee Dooraashada guddoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka Soomaaliya….. ….AKHRISO.

Muqdisho (Halqaran.com) –Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ayaa hadda waxa ay  Mareysaa Meel Xasaasi ah iyada oo wararaka ay sheegayaan in la isula gudbay wareega labaad ee doorashada.

 

Wareeggii koowaad ee doorashada  ayaa ay aheyd mid aad u adag in la saadaaliyo balse  murashaxiinta u tartameysay ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacbka, Waxa ay  codadka u kala heleen sidaan.

1. Maxamedweli Cabdalle Axmed: 59 cod
2. Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug): 58 cod
3. Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar: 52 cod
4. Khadiijo Maxamed Diiriye: 21 cod
5. Cabdikariin Abdow Xayder: 15 cod
6. Maxamuud Cabduqaadi Xaaji (Jeego): 12 cod
7.Cabdiraxmaan Cabdiqadir Cadde: 8 cod
8. Saciid Maxmed Maxamuud Xayd: 7 cod.
9. Maxamed Nuur Abuukar: 5 cod
10. Maxamed Cumar Cimow: 4 cod

 

Waxaana halkaasi  ku soo idlaatay doorashada guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federalka ah ee Soomaaliya, waxaana wareegii labaad u gudbay musharraxiinta kala ah.

 

1: Xildhibaan Maxamad Cali Cumar Caana nuug oo helay 58 cod

2: Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar oo heshay 52.

3:Xildhibaan Maxamed Wali 59 cod.

4:Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo heshay 21 cod.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...