Thursday, April 23, 2026
28.3 C
Mogadishu

Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Seddex Kursi oo ka mid Ah Golaha Shacabka.

Jowhar (Halqaran.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashada Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka 3 kursi oo ka mid ah kuraastii ku harsanayd ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad.

Waxaa ay shaaciyeen 3 kursi oo dhawaan la dooran doono, kuwaasi oo uu ka mid yahay  kursigii ay ku fadhisay AUN Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi.

 

“Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaacinayaa jadwalka 3 kursi oo ka mid ah kuraasta caasimadda ee Jowhar”

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...