Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taallada SYL +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka...
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow ka billaabaneysa Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goordhow Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka billaaban doonta Doorashada Madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya, taasi oo ugu dambeyn Axadda maanta...
Sarkaal ka tirsan Xoogga dalka iyo gabdho uu awoowo u yahay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo lagu dilay Allaha u naxariistee Taliye ku xigeenkii guutada 11-aad, qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Ismaaciil...
Guddiga doorashada Madaxweynaha oo farriin deg deg ah u diray Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa ugu baaqay musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay u soo...
UPDATE: Taliska Booliska Soomaaliyeed oo bandow ku soo rogay Muqdisho +VIDEO
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa bandow ka bilaabanaya Caawa Fiidkii 9:00Pm kuna eg 12-ka subaxnimo ee isniinta soo socota ku soo rogoy...
DAAWO VIDEO: Qalbi Dhagax oo farriin xasaasi ah oo la xiriirta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa hadal uu jeediyey wuxuu ugu mahadceliyay xukuumadda ra’iisul wasaare Rooble...







