Wednesday, April 22, 2026
30 C
Mogadishu

VIDEO: Shirkad la-talin caafimaad oo casri ah oo laga furay magaalada Istanbul ee dalka Turkey & Dr. Filsan Adan oo sheegtay…

Istanbul (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga laga hirgeliyay xarun caafimaad casri ah oo lagu magacaabo Hud Consultancy, kaa oo qaban doona howllo caafimaad oo ay aad ugu baahan yihiin ummadda Soomaaliyeed.

Munaasabad xarigga looga jarayay xarunta Caafimaad ee Hud Consultancy ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Istanbul, waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiin, ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga.

Maamulaha Shirkadda Caafimaadka ee Hud Consultancy Dr. Filsan Aadan ayaa sharraxaad ka bixisay howlaha ay bulshada Soomaaliyeed daafaha adduunka ku kala nool ay u qaban doonaan iyo ujeeddada ay u fureen xaruntaas casriga ah ee la talinta caafimaadka. Hoos ka Daawo Muuqaalka Munaasabadda:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...