Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Cabdi Casiis Laftagareen oo magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiiradiisa.
Baydhabo(Halqaran.com)- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta waxaa uu Magacaabay Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada oo banaanaa, kuwaas oo...
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka...
Muqdisho (Halqaran.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamd Nuur Madoobe ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Amb....
Maxay ka wada hadleen Ergayga gaarka ah ee Arimaha Gurmadka Abaaraha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax Khasaaro badan geystay oo ka dhacay Duleedka...
Gaarisa (Halqaran.com) – Qarax khasaaro badan geystay ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi beri ee dalka Kenya.
Wararka...
Howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay Xubno katrisan Al-shabaab.
Tooratoorow (Halqaran.com) – Howgallo culus oo ay Fuliyeeen ciidamadda Kumaandooska ah ee DANAB ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday Askar
Doolow (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa Isniinta maanta ah xukuno kala duwan ku riday Afar Askari oo katirsan Ciidamada xoogga...







