Saturday, June 6, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Ciidamada Xoogga Dalka oo Toogasho ku dilay Nin asaga oo Miino...

Daynuunaay(Halqaran.com)-Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Ururka 47-aad Guutada-8aad qeybta 60-aad ee Xoogga ayaa deegaanka Daynuunaay ee Gobolka Baay ku toogtay...
Duuliye

Warsaxaafadeed “Beesha Caalamka oo ka hadashay Rabshadihii ka dhacay Hargeysa”

Hargeysa(Halqaran.com)- Beesha Caalamka ayaa ka hadashay rabshado ka dhashay banaanbixii shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ee looga horjeeday Madaxweyne Muuse Biixi...
Duuliye

Yasmin Gabadhii ugu horeeysay oo Soomaali ah duuliye ka noqota Diyaarad...

(Halqaran.com)-Yasmin Cabdi Faarax oo 26 jir ah waa gabadhii ugu horreysay ee inta la ogyahay Soomaaliya ka noqota duuliye diyaarad shacab ah. Waxay ku...
Duuliye

Koonfur Galbeed “Shir looga hadalay arimaha Amaanka oo ka Dhacay magaalada...

Baydhabo(Halqaran.com)- Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur Galbeed ee ee Magaalada Baydhabo. Shirkan...
Duuliye

” Akhirso” Habraaca Cusub ay Soo saartay Wasaarada Caafimaadka JFS ee...

Muqdisho(Halqaran.com)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo lagu xakameynayo Cudurka COVID-19,wasaaradda ayaa si xushmad leh ugu codsatay dadweynaha inay qaataan talooyinka Wasaaradda...
Duuliye

Xafladda caleema-saarka Madaxweynaha 10aad oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com)- Xafladda caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kusoo gaba-gabowdayTeendhada Afisyooni ee Maagalada Muqdisho, waxaana kasoo qeybgala madax ka socota caalamka iyo Madaxweynayaasha...