Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Haweeneydii ugu horreeysay oo taariikhda ku sime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa markii ugu horreysay taariikhda, Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ku sime Madaxweyne ka noqota...
Nin Mooto Bajaaj qarax ku keenay Muqdisho oo maanta la xukumay
Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Ciidamada Xoogga dalka, ayaa Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ku xukuntay fadhiya kala duwan kadib, 15-sano oo xabsi ciidan ah, Sida...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo u Ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Midowga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga XF Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina...
Masuul ka tirsan bahda Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay.
Afgooye(Halqaran.com) – Waxaa saakay degmada Afgooye lagu dilay kormeerihii guud ee wasaaradda waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed.
Cali Shaanlow Cali, ayaa lagu soo...
35 kun oo Arday oo maanta u fariistay imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Sabtida maanta daah-furay imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo si...







