Friday, June 5, 2026
26.6 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

Shir looga hadlayay amniga guud ee deegaannada Puntland oo lagu qabtay...

Mudug (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdishire ayaa maanta ka qeyb galay shir uu gudominayay Taliyaha Ciidanka booliska Puntland S/Guuto Maxamed...
Ahmed Mohamed

Raila Odinga: Dib baa loo furayaa Xadka Soomaaliya iyo Kenya haddii...

Nairobi (Halqaran.com) - Musharaxa madaxweynaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa ballanqaaday in uu dib u furi doono xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ee xiran hadii...
Ahmed Mohamed

RW Xamze oo Hambalyo ku aadan 25-ka June u diray Shacabka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliye, Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii...
Duuliye

Aqalka Sare oo meel mariyay Guddoonka Guddiyada Aqalkaasi.

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya yeeshya kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad, iyaga oo uu maanta ajandaha kulanka uu ahaa ansixinta...
Duuliye

Maxay Tahay Sababta Wasiirka Maaliyadda loogu yeeray Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud...

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle  ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada...