Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Daljirka Daahsoon +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka...
Ergeyga DF Somaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo la kulmay xubno...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga Joogtada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya xarunta Ururka Iskaashiga Islaamka Ibraahim Adan Muusa ayaa la kulmay madaxa qunsulka Somaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay xuska 1-da Luulyo +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay xuska sannad guurada 62aad ee ka soo wareegtay, markii ay ka xoroobeen...
Guddoonka Labada Aqal oo magacaabay Guddiga Dabagalka Xisaab Xirka 4tii sano...
Muqdisho (Halqaran.com) -Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa magacaabay Guddiga Dabagalka & Xaqiiqa Raadinta Xisaab Xirka afartii sano ee u dambeysay (2018, 2019,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka uga warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey...
DF Somaliya iyo Sacuudiga oo qorsheynaya heshiis cusub inay kala saxiixdaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda xilgaarsiinta Xildhibaan. Mohamed Aadan Mo’alim (Somali) ayaa la kulmay dhigiisa Boqortooyada Sucuudi Carabiya...







