Friday, June 5, 2026
27.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Somaliland oo Xabsiga ka sii deysay laba weriye oo muddo u...

Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Sabtidii maanta xabsiga ka sii deysay laba Wariye, oo tan iyo 13-kii bishii April ku xirnaa Magaalada Hargeysa. Wariye Maxamed...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo fuliyay howlgal ka dhan Al-Shabaab

Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas...
Ahmed Mohamed

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Mooshin gudbiyay

Hargeysa (Halqaran.com) – Illaa iyo 26 xildhibaan oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa shirgudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin. Mooshinkan ayaa ku saabsan in...
Ahmed Mohamed

Xal loo helay Shidaal la’aantii ka jirtay deegaannada Puntland, kaddib markii…

Boosaaso (Halqaran.com) -  Waxaa dekedda magaalada Boosaaso ku soo xirtay markab sida shidaal badan Xilli ay deegaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala...
Ahmed Mohamed

Kenya oo shaaca ka qaaday xilliga rasmiga ah ee Soomaaliya u...

Nairobi (Halqaran.com) - Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo...
Ahmed Mohamed

Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la soo bandhigay

Muqdisho (Halqaran.com) - Guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya, abaaro ba’an ayaa ka dilaacay,...