Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Golaha Wasiirrada maamulka Jubbalnad oo ka shiray Abaaraha iyo Amniga
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Wasaarada...
UPDATE: Ra’iisul wasaarihii dalka Ingiriiska oo xilka iska casilay
London (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaarihii dalka Britain Mr Boris Johnson ayaa iska casilay xilka xisbiga Conservative-ka ee dalkaasi, taasoo dhabbaha u xaareysa doorashada ra’iisul...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidyay Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summaddeedu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada...
Midowga Yurub oo 120 Milyan oo Yuuro ku taageeraya Howlgalka ATMIS...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Siyaasadda iyo ammaanka midowga Yurub ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo dheeraad ah oo loogu talo galay Howlgalka Midowga Afrika ee...
Muwaadin Soomaaliyeed oo 19 sano u xirnaa dowladda Talyaaniga oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkenleey qarax loogu xiray Gaarigiisa lagu dilay Xaashi Cumar oo ahaa muwaadinkii Somaaliyeed ee...
Madaxweyne Xasan oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Ankara iyo...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn milgo sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada...







