Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Xasan oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasbadda Ciidda Carafo
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo...
Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan iyo Uhuru ay saxiixayaan heshiiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dib u dhac kooban ayaa ku yimid heshiiska dib loogu soo celinayo Arrimaha Ganacsiga dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan qaadkii...
Rag hubeysan oo weerar ku qaaday saldhig ku yaalla Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Rag hubeysan oo la sheegay inay gaarayeen ilaa lix, isla markaana watay gaari nooca raaxad ah ayaa Jimcihii maanta weeraray Saldhiga...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo toogasho lagu dilay
Japan (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee soo maray dalka Japan Shinzo Abe, ayaa Jimcaha maanta ah dhintay, kadib markii toogasho lagu...
Qaramada Midoobay: Abaarta Soomaaliya ku dhufatay waa tii ugu darneed
Muqdisho (Halqaran.com) - Gobollada dalka ayaa waxaa ku dhufatay abaar sababtay in dadka Soomaaliyeed ee reer miyiga ah ku waayaan xoolahoodii iyo daaqsinba.
Abaartaan ayaa...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo noqday
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta...







