Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wax badan ka ogow Talooyin muhiim u ah qofka Xajinaya
Makkah (Halqaran.com) - Xajku waa cibaado weyn oo kheyr badan laga helayo haddii uu qofku u guto sida saxda ah. Kan sanadkan wuxuu ku...
Ugu yaraan 200 Carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyootay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in ugu yaraan 200 oo carruur ah ay Soomaaliya ugu...
Macallin Jaamacadeed oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkenleey lagu dilay mid ka mid ah Macalimiinta Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho, iyada oo...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo guddoon cusub doortay +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ay ku baratamayeen musharixiin u taagan Xilalka Guddoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenka...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Midowga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta waxaabuu xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina...
Shidaal la’aan baahsan oo soo waajahday magaalooyinka dalka Itoobiya
Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa magaalooyinka waaweyn ee dalka Itoobiya oo ay ka mid tahay caasimadda Addis Ababa ayaa waxaa soo wajahday shidaal la’aan...







