Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.
San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaar ah...
MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada...
Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Booliska ee maamulkaasi
Kulanka waxaa ka qeybgalay...
Maxaa looga hadlay kulankii guddoonka golaha shacabka iyo kan dowlad goboleedyada?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka...
Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis iyo magacaabid ugu sameeyey qaar ka mida ah golaha Wasiirada Somaliland,...
Madaxtooyada Somaliya oo war ka soo saartay Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir jaraa’id oo Isniinta maanta ah uu qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar waxa uu faah-faahin kaga bixiyey xaaladda...
Somalia iyo Israel ma samaysan karaan xiriir siyaasadeed?
Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.
Safarkaas...







