Friday, April 17, 2026
29.7 C
Mogadishu

Golaha Aqalka Sare oo meel-mariyay xubnaha ku metelaya Guddiga Dastuurka

Muqdisho (Halqaran.com) – Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ansixiyay Xubnaha Golaha Aqalka Sare ku metelaya Guddiga dib u eegista & la socodka hirgelinta Dastuurka.

Senatorada Aqalka Sare ayaa qaab gacantaag ah ku meelmariyay xubnahan oo ka kooban shan xubnood oo dhammaantood rag ah.

Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku metelaya guddigaasi ayaa kala ah:-

1. Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
4. Senator Saalax Axmed Jaamac
5. Senator Xasan Xuseen Xaaji

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...