Koonfur Galbeed
Ciidamada daraawiishta K/Galbeed oo soo bandhigay hub ay howlgal ku qabteen...
Berdaale (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Berdaale ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee ku sugan...
Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo & Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga...
Maxaa ka jira in Xubno si dhow ula shaqeynayay Sheekh Mukhtaar...
Baydhabo (Halqaran.com) – Sida wararka nagu soo gaarayo, waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu xiray, xubno si dhow loola xiriirinayo Sheekh Mukhtaar...
UPDATE: Taliyihii ciidanka Ilaalada Madaxweyne Qoorqoor oo lagu Dilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Galmudug ee garabka...
Madaxweyne Laftagareen oo maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta...
Madaxweyne Laftagareen oo markii ugu horreysay ka hadlay Xariga Mukhtaar Roobow...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan (Laftagareen) ayaa ka hadlay xariga Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo...









