Wednesday, December 10, 2025
27.4 C
Mogadishu

Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Deg. Xudur

Xudur (HalQaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Madaxweynaha ayaa qaabilay Saraakiisha Guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka oo uu kala hadlay u diyaar garowga bilaabashada wajiga 2-aad ee Dagaallada Dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ayaa ku sugnaa labadii maalmood ee la soo dhaafay degmada Xudur ee gobolka Bakool, isagoo halkaasi kulamo kala duwan ka sameeyay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...