Koonfur Galbeed
XOG: Maxaa ka Ogtahay in RW Kheyre uu dowlad goboleedka Koonfur...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga magaaladaasi uu...
XOG CUSUB: ”RW Kheyre waxaa looga fadhiyaa Magdhowga Dadkii lagu laayay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahne hoggaamiyaha mucaaradka ayaa ka hadlay socdaalka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku joogo magaalada Baydhabo ee xarunta...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay kulanka uu RW Kheyre uu Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay safiirrada dalalka saaxiibka la ah...
DHAGEYSO: Madaxweyne Koonfur Galbeed oo hor-dhigay RW Kheyre Saddex arrimood uu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Sabtidii maanta khudbad ka jeediyey isu soo bax lagu soo...
DAAWO SAWIRRO: Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo? +(Ogow...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur...
UPDATE: Laba nin oo Al-Shabaab ah oo maanta isku dhiibay maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Laba nin oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab iyo hubkii ay wateen ayaa isku dhiibay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee...









