Koonfur Galbeed
Guddoomiyihii dagaalka looga saaray Degmada Diinsoor oo isku soo dhiibay Koonfur...
Diinsoor (Halqaran.com) - Gudoomiyihii hore ee Degmada Diinsow, Ibraahim Maxamed Nuur (Shigshigow) ayaa waxaa uu isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed, ka dib markii...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Dagaal maanta ka dhacay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu ka...
Maamulka Koonfur Galbeed oo go’aan adag ka qaatay in la qabto...
Baydhabo (Halqaran.com) - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in deegeenada Maamulkaasi ay ka mamnuuceen in lagu qabto shirarka looga soo horjeedo Dowladda Federaalka...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Farmaajo xalay la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo...
DAAWO SAWIRRO: Kulankii Duqa Muqdisho iyo hoggaamiyeyaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish, ayaa xalay wuxuu Muqdisho kulan kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo Muqdisho...
UPDATE: Askarta Ilaalada u ah RW Kheyre oo galabta ku dishay...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Axaddii galabta halkaasi lagu dilay mid...









