Tuesday, March 17, 2026
27.2 C
Mogadishu

Koonfur Galbeed

Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Deg. Xudur

Xudur (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada...

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo tegay Degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Isniintii maanta gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool,...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay taliye cusub

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftaagreen...
Ahmed Mohamed

Madaxda Koonfur Galbeed, Galmudug & Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uga furmay shir wadatashi ah madaxweynayaasha maamullada, Galmudug, Hirshabeelle...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Xasan oo kulmay?...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xarunta Xibsiga UPD ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka dhacay kulan gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ,Xasan...
Ahmed Mohamed

Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
Ahmed Mohamed

Sarkaal Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed +(SAWIRRO)

Qansaxdheere (Halqaran.com) - Sarkaal la sheegay inuu ka goystay Ururka Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii lagu soo bandhigay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay. Saraakiisha...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Koonfur Galbeed oo soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada ku nool deegaannada maamulkaas,...