Sunday, January 18, 2026
24.8 C
Mogadishu

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay taliye cusub

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftaagreen ayaa waxaa Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed loogu Magacaabay Aadan Xareed Cumar.

Sidoo kale, wareegtada Madaxweynaha ayaa lagu xusay in magacaabista Taliye Aadan Xareed ay ku timid, kaddib markii maamulka Koonfur Galbeed uu arkay in baahi loo qabo buuxinta xilka Taliyaha oo banaanaa.

Haddaba halka hoose ka Akhriso Wareegtada Madaxweynaha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...