Madaxweyne Laftagareen
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo tegay Degmada Ceelbarde ee G/Bakool
Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Isniintii maanta gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool,...
Wafdi ka socda Mareykanka oo gaaray Baydhabo & Madaxweyne Laftagareen oo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo maanta ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Wafdiga...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo & Doorasho ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii maanta dib ugu laabtay...









