Sunday, March 15, 2026
28.3 C
Mogadishu

Koonfur Galbeed

Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Deg. Xudur

Xudur (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada...

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo tegay Degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Isniintii maanta gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool,...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Koonfur Galbeed oo soo dhaweysay heerka howlgalka Barnaamijka Baxnaano +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Kullan la xiriira heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano ee dowladda Soomaaliya ay ku taageerrayso bulshada nugul iyo saameynta uu ayaxa u geystay...
Editor

Madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo si weyn loogu soo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa xil ka qaadis ku sameyey qaar kamid ah Golihiisa Wasiirrada,...
Ahmed Mohamed

Koonfur Galbeed Soomaaliya oo beenisay Warar laga baahiyay

Baydhabo (Halqaran.com) - Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay hadalo been abuur ahaa oo malmahan la isla dhexmaraayey baraha bulshada. War qoraal ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo dib ugu noqday Baydhabo +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacada maanta ah dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo, kadib markii muddooyinkii...
Ahmed Mohamed

Koonfur Galbeed Somaliya oo maanta lagu wareejiyay Ciidamo si gaar ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka...