Kismaayo
XOG LA OGAADAY: Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu mowqif...
Kismaayo (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonaan karo ayaa Halqaran.com u xaqiijiyey, in Beesha Caalamka ay dhexdhexaadin rasmi ah ay ka dhex-bilowday madaxweynaha Jubbaland iyo...
UPDATE: Jubbaland oo ku hanjabtay in DF Somaliya ay qaadi doonto...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland.
Wuxuuna ugu horayn golahu...
DEG DEG: Jubaland oo Jawaab culus ka soo saartay go’aankii DFS...
Kismaayo (Halqaran.com) – War-saxaafadeed goor-dhow caawa ka soo baxay kulan ay yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Jubbaland ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed ka hadlaya xaaladdihii...
DAAWO SAWIRRO: Banaanbax looga soo horjeedo go’aanka DFS oo weli ka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Bannaanbaxa oo saakay ka bilowday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa weli ka sii soconaya magaalada, iyadoo bannaanbuxu uu...
XOG CUSUB: Xiddig ”Shirqool ayaa ka billowday magaalada Kismaayo, oo lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Cabdi-rashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah saddexda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in shirqoolo ka dhan...
XOG CUSUB: Jubbaland oo maanta Xayiraaddii ka qaaday Golaha Wasiirrada Somaliya...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacii maanta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirada Jubbaland, Lix...









