Kismaayo
Madaxweynaha Jubbaland oo markale ka dalbaday DFS inay ku wareejiso maamulka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Iskashiga ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka...
UPDATE: Ciidanka DF Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub oo...
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidanka DF Soomaaliya ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanno...
Jubbaland ‘‘Waan ka tashaneynaa qodobbadii ka soo baxay Shirka Dhuusamareeb 3‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Duqa Muqdisho ayaa waxaa ay...
Ciidanka Sirdoonka Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay rag ka tirsan...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, xilli ay...
Faah-faahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasi oo ka...
Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo maanta tegay Kismaayo (Ogow Ujeedkiisa +SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka...









